- U kala jar cunooyinka cad-cad la eg 1/4- ilaa 1/2- inch la eg. Cunooyinka aad siineyso ilmaha ha ka mid noqdeen cunto jilicsan oo si fudud loo ruugi karo si fududna loo liqi karo. Isticmaal caanaha nooca whole milk ga ah (caanaha aan subaga laga saarin) ilaa uu ilmahaagu 2-jir ka gaarayo.
- Caanaha iyo juuska sii marka aad siinayso cuntada iyo markaad siinayso cunto-fudud oo kali ah. Ilmahaaga sii biyo marki uu harraado inta u dhexaysa cuntooyinka. Caanaha iyo juuska/casiirka aad bay u fiicanyihiin laakiin wax badan marka aad ka siiso ilmaha caloosha ayey ka buuxiyaan. Markaa kadibna ma cunayo cuntooyinka fiican oo aad siiso.
CUNTO SIINTA IYO MIISAANKA CARUURTA
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment